
Xildhibaanno isku ballansaday in ay diidaan ajandayaasha uu soo gudbiyay Xasan Gurguurte.
Khilaafka udhaxeeya golayaasha dowladda Federaalka ayaa markale cirka isku shareeray kadib markii xildhibaannda mucaaradka ah ka gowsa adeygeen meel marinta ajandayaal ay keensatay xukuumadda.