Wararka Gudaha

Muxuu Mustafa Cagjar ka yiri sarkaalkii Jirdilay Sowdo C/risaaq.
Wararka ka imanaya Dowladda Deegaanka Soomaalida ee Itoobiya gumeysato ayaa tibaaxaya in gabar agoon ah oo lagu magacaabo Sowdo Cabdiraaq uu si xun u jir diley sargaal lagu magacaabo Cabdi Dhimbil oo hore uga tirsanaa kooxdii Cabdi Iley ee gumaadka ba'an ka geysan jirey Soomaaligalbeed.
Qazza waa hormuudka umadda ee isbedel doonka ah [Maqaal].
Mu'assasada warbaahineed As-Saxaab ayaa baahisay maqaal ciwaan looga dhigay " Qazza waa hormuudka umadda ee isbedel doonka ah" kaasoo uu qoray qoraaga lagu magacaabo Saalim Ash-Shariif ee tan iyo markii howlgalka Duufaanta Al-Aqsaa uu billowday qoray maqaalaat dhowr ah.
'Tartanka Eyda' oo lagu qabtey Sucuudiga.
Dalka Sucuudiga gaar ahaan caasimadda Riyaad ayaa lagu qabtey wax loogu yeeray "Tartanka Caalamiga ah ee eyda/eeyaha 2023". Tartankan oo saxafaaddu werisey in uu noqon doono kii ugu horreeyay ee noociisa ah caalamka ayaa ka yaabiyey dad badan.
Update cookies preferences