Xasan Gurguurte oo dowladda Ingiriiska ka codsaday in ay ka taageerto dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab.

Monday November 20, 2023 - 15:26:33
Idriis Ali
Hoggaamiyaha dowladda Federaalka Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar ku tagay mid kamida wadamada qaaradda Yurub.
Xasan Gurguurte ayaa tagay magaalada London ee caasimadda dalka Ingiriiska halkaas oo uu uga qeyb geli doono shir ay soo qaban qaabisay dowladda Ingiriiska.

Sida lagu sheegay war kasoo baxay Villa Somalia Xasan Sheekh ayaa dowladda UK ka codsaday in laga taageero dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab.

Tan iyo markii uu dhacay weerarkii Cowsweyne ayay dowladda Federaalka lasoo derseen dib udhacyo melleteri iyo kuwa siyaasadeed waxayna golaha ammaanka u xaqiijisay in Al Shabaab ay ciidamadeeda ku jebisay dagaalladii ka socday bartamaha Soomaaliya.

Related Items

Update cookies preferences