Duqeymo ay 700 qof ku Shahiideen oo ka dhacay isbitaal kuyaal magaalada Qaza.

Monday November 20, 2023 - 11:15:25
Idriis Ali
Ciidamada Yahuudda Sahyuuniyadda ayaa weli halkoodi kasii wada xasuuqa ay ku hayaan shacabka muslimiinta magaalada Qaza.
Ugu yaraan 700 oo qof ayaa shuhaddo iyo dhaawacyo ku noqday duqeymo lagu beegsaday isbitaallo kuyaal marinka Qaza.

Duqeynta ugu khasaaraha badan ayaa beegsatay isbitaalka Al-indoniisi halkaas oo boqolaal qof ay ku shahiideen.

Sidoo kale duqeymo kale ayaa haleelay isbitaalka Alcowdah, goob joogayaal iyo saraakiil caafimaad ayaa xaqiijiyay in Yahuuddu ay si bareer ah ubeegsanayaan goobaha caafimaadka dadweynaha.

Related Items

Update cookies preferences