Mu'asasada Alkataa'ib ayaa soo bandhigtay sawirrada dagaalkii khasaaraha badan dhaliyay ee maalin ka hor ka dhacay deegaanka Beera Yabaal duleedka degmada Buula Burde.
Sawirrada waxaa kasoo muuqanaya dagaalyahannada jihaadiga ah oo baacsanaya ciidamada dowladda, iyagoo gacanta ku dhigaya maxaabiis dagaal,gaari iyo saanado hub ah.
Dagaalka ka dhacay tuulada Beera Yabaal waxaa lagu dilay 11 askari waxaana lagu qabtay dhowr maxbuus oo katirsanaa ciidanka dowlada.
Dagaalka ka dhacay tuulada Beera Yabaal waxaa lagu dilay 11 askari waxaana lagu qabtay dhowr maxbuus oo katirsanaa ciidanka dowlada.