Sawirro: Dibax bax lagu taageerayo Shacabka Falasdiin oo ka dhacay Tayeegloow.

Friday October 20, 2023 - 20:44:21
Liibaan Jeexoow
Kumanaan qof ayaa maanta iskusoo baxyo ka dhigay degmada Tayeegloow ee wilaayada Islaamiga Bakool ee Koonfurta Soomaaliya.
Dad caraysan ayaa fagaaraha weyn ee magaalada Tayeegloow isugusoo baxay waxayna taageero u muujinayeen shacabka Falasdiin iyo muqaawamada iyagoo dhaleeceeyay xasuuq ay Yahuudda Sahyuuniyadda ku hayso shacabka magaalada Qaza.

Related Items

Update cookies preferences