Daawo Video: Muuqaal cusub oo lagasoo saaray weerarkii Awdheegle.

Thursday September 14, 2023 - 13:54:40
Liibaan Jeexoow
Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helay dagaalkii cuslaa ee horraantii isbuucan ka dhacay degmada Awdheegle ee Sh/hoose.
Muuqaal cusub oo lagasoo saaray dagaalkii Awdheegle ayaa muujinayay qaabkii uu weerarku udhacay.

Video-ga oo la daawan karo qadar 5 daqiiqo ah ayaa lagu arkayaa dagaalyahannada Islaamiga oo la wareegaya saldhigyadii ciidanka dowladda iyagoona gacanta ku dhigaya maxaabiis.

Halkan ka daawo Video-ga
ama ku daawo Facebook
ama halkan ka degso

Related Items

Update cookies preferences